Shir looga hadlayo kobaca dhaqaalaha iyo horumarka waxbarashada dalka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
285

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare eeXukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre, wasiirka Maaliyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,madaxda bankiga Adduunka iyo wakiilo ka socday dalalka deeq-bixiyaasha ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayay kobaca dhaqaalaha Iyo Horumarka Waxbarashada Soomaaliya oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Shirka ayaa lagu gorfeeyay qaabka ugu haboon ee lagu horumarin karo waxbarashada iyo kobaca dhaqaalaha.

Wasiirka waxbarashada Soomaaliya Cabdulahi Goodax Barre ayaa ka waramaya ahmiyadda shirkan.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here