Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka furay Shir looga hadlayo Taabba gelinta nidaamka Dowladnimada loo-dhanyahay.
Shirkan oo ay soo qabanqaabiyeen machadka GRD iyo somali dhaaylooj balaadfoom ayaa waxaa ka qeybgalay xildhibaano ,wasiiro kamdi maamulka Galmudug iyo madax kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad.