Shir looga hadlayo tayeynta iyo dadjinta adeegyada caafimaadka oo lagu qabtay Baydhabo.

0
192

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka KGS ayaa magaalada Baydhabo ka daah-furtay Shir looga-hadlayo Tayeynta iyo Daadejinta Adeegyada Caafimaadka kaasi oo soco doono mudo labo maalin ah.

Waxa kasoo qeyb galay furitaanka shirka agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka KGS wakiilo ka socday wasaarada caafimaadka XFS iyo hay’addaha wasaarada kala shaqeeya adeeg bixinta caafimaadka.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi