Shir loogA hadlayay geedi socodka doorashooyinka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

0
43

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda arimaha gudaha XFS Axmed Macalin fiqi ayaa Magaalada Muqdisho ka daahfuray shirka wadatashiga iyo geedi socodka hanaanka doorashooyinka dalka.

Shirka aya waxaa goobjoog ah madaxdada wasaarada arrimaha gudaha xubno kasocday maamul goboleedyada dalka iyo madaxda ururada bulshada rayidka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.