Shir loogu hadlayay horumarinta Xanaanada Xoolaha oo lagu qabtay Kismaayo.

0
77

Baladwayne (  Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay shirkan oo looga hadalayay horumarinta iyo caafimadka xoolaha.

Shirka ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Jubbalabd qabiiro dhinaca xanaaneynta xoolagha iyo xubn o kasocday hay,ada FAO.

warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.