Shir sanadeedka garsoorka dalka oo ka furmay Muqdisho

0
238

Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud oo furay shirka sannadlaha ah ee garsoorka dalka ayaa xusay muhiimadda ay u leedahay dowladnimada Soomaaliyeed mideynta hannaanka shaqo ee garsoorka iyo hirgelinta caddaaladda.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.