Shır u dhexeeya culimada oo ka furmay Kismaayo

0
95

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Shir-sanadeedka Culimada Jubbaland ayaa si rasmi ah looga daahfurmay magaalada Kismaayo, Kulankan waxaa soo qabanqaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Jubbaland.

Munaasabadda furitaanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiillada, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here