Shir wadatashi ah oo ku saabsan adeeg daadejinta oo lagu qabtay Kismaayo Kismaayo.

0
178

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arimaha guddaha maamulka Jubbaland ayaa magalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada hoose ku qabatay shir looga hadlayay wadatashiga iyo xaqiinjinta Barnaamijka adeeg daadejinta ee magalada Kismaayo.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb-galay xubno ka socday wasaaraddaha arimaha guddaha,Cafimaadka waxbarashada ee maamulka Jubbaland iyo xubno ka socday dowadda hoose ee magaalada Kismaayo.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here