Baladweyne(Radio Beerlula)- Ururka Dhaqaatiirta Caruurta Soomaaliyeed ayaa Muqdisho ku qabtay wadatashi ku aaddan ka hortagga iyo dabar goynta cudurada Dabaysha iyo Jadeecada.
kulanka ayaa waxaa ka qaba galay masuuliyiin ka kala socotay wasaaradda Caafimadka maamulka Gobalka Banaadir Dhaqaatiir iyo xeeldheerayaal caafimaad madasha oo laga hadalaaye qaabka loo kordhi karo tirada caruuurta soomaaliyeed ee la talaalo oo yar iyo sida loo badeli lahaa wacyiga ay bulshada ka aamisanyahiin talaalka dabaysha iyo jadeecada.
Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.