Shir wadatashi ah oo lagu qabtay deegaanka dhahar

0
39

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland ayaa Degmadda Dhahar ku qabtay ,shirka wadatashiga bulshada iyo masuuliyiinta Degmadda

Shirkaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiiro, Xildhibaano, maamulka Dowlada Hoose Degmadda Dhahar iyo mas’uuliyiin kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here