Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxwayne kuxigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa magaalada Garoowe ka daahfuray shirwaynaha odayaasha Dhaqanka oo ay soo qaban qaabisay Dalladda bulshada rayidka ah ee Puntland oo kaashanaysa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland .
Shirkaan oo socon doono muda sadax maalin ah aya loo qabtay odayaal dhaqameed ka kala socaday gobalada iyo degmooyinka Maamulka Puntland.
Warkan waxaa inoo haya Cabdi Najiib Aweys Isaaq