Shir-weynaha daahfurka iyo howlgelinta hay’adda maareynta Daawada Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho.

0
102

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Cafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa manta magaalada Muqdisho ku qabatay Shirweynaha daahfurka iyo howlgalinta Hay’adda Mareeynta Daawada Soomaaliya.

Shirkaan oo socon doona muda sadax maalin ah ayaa waxaa ka qeeybagalay xubno ka tirsan wasaaradda Cafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo madax ka socotay Hay’addaha Soomaaliya ka tageero arimaha Cafimaadka iyo tayada Daawada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.