Shir xal waara looga gaarayo dirir udhaxeyso labo beelood oo lagu qabtay Gaalkayo

0
106

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Gobolka Mudug iyo kan Degmada Gaalkacyo ee labada dhinac Puntland iyo Galmudug ayaa si wadajir ah u qabtay kulan nabadeed iyo dib u heshiisiin ah oo lagu soo afjarayay khilaafkii dhowaan soo kala dhex galay beelo walaala ah kuwaasi oo wada daga Bariga gobolka Mudug.

Shirkan ayaa waxaa ka qayb galay wasiirka amniga Galmudug, Guddiyada nabadda iyo isdhexgalka labada dhinac, Ganacsato, Odayaal, Culimaa’udiin, Isimo, Haweenka iyo waxgarad

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here