Shirk ku saabsan Horumarinta Garsoorka Deegaanada koonfur Galbeed oo laga daahfuray Baydhabo

0
137

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Cadaalada iyo Garsoorka Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ee xaruunta koonfur Galbeed ka Daahfuray Shir Saddex biloodle Ah Oo Looga Arinsanayey Horumarinta Garsoorka Deegaanada koonfur Galbeed.

Shirka Ayaa waxaa ka qayb galay dadka kashaqeeyo Arimaha Garsoorka ururada Bulshada Aqoonyahano iyo Dhalinyaro.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud