Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha gudaha somaliland ayaa magaaladda Burco kusoo gabo-gabaysay shirka maamul daadajinta oo mudo laba maalin ah kasocday magaaladaasi
shirka ayaa waxa soo qaban qaabiyey wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa waxa looga hadlaayey horumarinta adeegyada bulshada sida caafimaadka waxbarashada biyaha deegaanka iyo qoyska
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.