Shirka 7-aad ee dib-u-eegista waxbarashada Soomaaliya oo Muqdisho kafurmay

0
55

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiiru-dowlaha wasaaradda waxbarasha XFS ahna kusimaha wasiirka Nuura Mustaf Muqtaar ayaa magaalada Muqdisho kadaah furtay shirka 7aad ee dib-u-eegista waxbarashada Soomaaliya.

waxa ka qeyb kalay furitaanka shirka 7aad ee dib-u-eegista waxbarashada Soomaaliya wasiirada wasaaradaha waxbarashada maamul goboleedyada dalka, gobolka Banaadir, iyo hay’adaha Caalamiga ee kataageera waxbarashada Soomaaliya.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi