Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa lagu soo gabagabeyay Shirka 7-aad ee Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka .
Shirka ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiiro katirsan XFS Xildhibaano golaha dhaqaalaha qaranka iyo quburo ku taqasusay dhaqaalaha.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.