Shirka amniga internet-ka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

0
30

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda XFS 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗔𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗶𝗻 ayaa magaalada Muqdisho ka daah furay Shirka Amniga Internet-ka ee Soomaaliya.

Shirkaan ayaa loga hadali doonaa sidii wada jir looga wada shaqeyn lahay amniga internet-ka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here