Shirka Caafimaadka casriga ah ee Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

0
59

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisal wasaare ku-xigeenka labaad ee dalka Cabdisalaan Cabdi Cali dhaay ayaa maanta si rasmi ah uga furay magaalada Muqdisho shirka caafimaadka ee tiknoolajiyada casriga ah ee Soomaaliya.

Shirkani ayaa diiradda saaraya horumarinta iyo isku xirka adeegyada caafimaadka iyadoo la adeegsanayo tiknoolajiyada casriga ah, si loo helo nidaam caafimaad oo ka jawaaba baahiyaha bulshada Soomaaliyeed.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here