Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa lagu qabtay shirka isku xirka bahda Cadaalada Puntland.
Waxaa goobjoog ahaa laamaha amaanka bahda garsoorka iyo madaxda wasaarada Cadaalada Puntland.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.
Audio Player