Shirka cilmiyeedka madasha horumarinta bariga Africa oo lagu qabtay Muqdisho

0
128

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Muqdisho ka furay Shir-Cilmiyeedka 3-aad ee Madasha Horumarinta Bariga Afrika kaasi oo soco doona mudo laba maalmood ah

Waxaa ka qeybgalay furitaanka shirka,Wasiiro,xildhibaano,masuuliyiin ka socday jaamacadaha iyo madax kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here