Shirka dejinta halbeegyada caafimaadka oo lagu qabtay magaalada Hargeysa.

0
55

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Maamullka Soomaliland Dr.Maxamed Cabdi Xeergeeye ayaa magaalada Hargeeysa ka daahfuray shirka dejinta halbeegayada adeegyada Caafimaadka iyo nafaqada sanadka 2025 ka.

Munaasabada lagu daahfurayey shirkaan ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiiro,Xildhibaano, Bahda Caafimaadka iyo mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Caafimaadka Soomaliland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here