Shirka dib u eegista Cuntada oo lagu qabtay Muqdisho

0
120

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay shir dib u eegis loogu sameynayo hababka cuntada si loogu saleeyo qorshayaasha qaran ee dalka.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeybgalay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha XFS, Xubno ka socday Hey’addaha Caalamiga, Madax ka socotay Maamul goboleedyada iyo Iskaashatada Beeraleeyda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here