Shirka dib u eegista Damal Caafimaadka oo laga daahfuray Muqdisho

0
63

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya ayaa laga daahfuray Shirka dib u eegista Mashaariicda Damal caafimaad iyo Covid-19.

Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa waxaa kasoo qaybgalay mas’uuliyiin ka kala socday maamul Goboleedyada dalka iyo agaasimayaasha Caafimaadka gobalka Banaadir.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.