Shirka dib u eegista iyo qorsheynta mashaariicda caafimadka Galmudug oo ka furmay Dhuusamareeb.

0
35

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada maamulka Galmudug Dr.Cabdiwali Cabdi Jaamac ayaa Magaalada Dhuusamaareeb ka daahfuray shirka dib u eegista iyo qorsheynta mashaariicda caafimadka maamulkaasi.

Shirkaan ayaa waxaa ka qaybgalaya labaatan Hay’adood oo ka shaqeeya adeegyada Caafimaadka , Fayadhowrka iyo Nafaqeeynta.

Warkan Waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here