Shirka dib u eegista xeerka maamulka gobolada, iyo degmooyinka oo laga daah furay Galkacyo.

0
140

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad goboleedka Puntland ayaa Gaalkacyo ka daahfurey wajiga 4-aad ee shirka dib u eegista xeerka Maamulka Gobolada, Degmooyinka iyo dhismaha Goleyaasha Deegaanka.

Shirka waxaa ka qeybgalay maamulka degmada Gaalkacyo,wasiiro kamid ah puntalnd ,xubno ka socday Gobolada iyo Degmooyinka maamulkaasi.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here