Shirka dib u heshisinta Galmudug oo lagu wado inuu ka furmo dhuusamareeb.

0
343

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddiga qaban qaabada shirweynaha dib  u heshisiinta Galmudug iyo duubabka dhaqanka Galmudug oo kulan ku yeeshay magaalada dhuusamareeb ayaa ka wada hadlay dardar gelinta shirka dib u heshisiinta Galmudug.

Ugaas Cabdi daahir Ugaas Nuur iyo Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde ayaa sheegay in muhiim tahay in laga wada tashado aayaha Galmudug.

Guddoomiye ku-xigeenka guddiga dib-u-heshiisiinta Galmudug, Cabdi Maxamed Jaamac  ayaa sheegay in shirweynaha dib u heshisiinta Galmudug uu furmo doono  48 saac gudahood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here