Shirka Geedi socodka deyn cafinta Soomaaliya oo lagu qabtay Addis Ababa

0
297

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa waxaa Shir ku yeeshay Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,Wasiirada Wasaaradaha Maaliyada dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir, waxana laga soo saaray warmurtiyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here