Baladweyne(Radio Beerlula)-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada ee Hirshabeelle.
Shirka Golaha Wasiirrada ee Hirshabeelle ayaa diirada lagu saaray arimaha amniga ,golaha deegaanka, iyo cadaalada.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan