Baladweyne ( Radio Beerlula)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shirka Hirgelinta Siyaasadda iyo dib u habeynta iyo Beeraha dalka.
Waxaa goobjoog ahaa wasiirka wasaarada Beeraha XFS wasiirada beeraha dowlad goboleedyada dalka iyo hay,adaha taageera beeraleyda.
waxa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan


