shirka Hormarinta Arrimaha diinta iyo Nabadda Gobalka Bari oo lagu qabtay Boosaaso

0
94

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta Puntland ayaa magaalada Boosaaso ka daahfurtay shirka Hormarinta Arrimaha diinta iyo Nabadda Gobalka Bari.

waxa ka qaybglay furitaanka shirka Maamulka Gobolka Bari, degmada Bosaso, Taliska ciidanka Asluubta & Xabsiga, Taliyaha Qsybta Gobolka,Laamaha Cadaaladda iyo Garsoorka, iyo culumaa’udiin

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here