Shirka hormarinta qorshaha 9-aad ee qaranka oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Jowhar.

0
47

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Jowhar ee xarunta Maamul Goboleedka Hirshabelle ayaa lagau soo gabagabeeyay Shir ku saabsan  hormarinta qorshaha 9-aad ee qaranka oo ay qabsashadiisa iska kaashanayeen Wasaaradda Qorsheeynta Maamulka Hirshabelle iyo tan dowlada Faderaalka Soomaaliya.

Shirkaan oo socday mudo saddex maalmood ah ayaa waxa goob joog ahaa xiritaankiisa Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Qorsheeynta Maamulka Hirshabelle, iyo qaybaha kale ee bulshada Rayidka.

Warkan waxaa inoo haya  Bilaal Daahir Waaneey