Shirka isbadalka Cimilada oo ka furamay Magaalada Hargeysa.

0
56

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaarada deegaanka iyo isbadalka cimilada Soomaliland ayaa magaalada Hargeysa ka daahfurtay shirweynaha isbadalka cimilada Soomaliland.

Daahfurka shirka waxa kaqeyb galay madaxweyne kuxigeenka somaliland Cabdiraxmaan Cabdulaahi Ismaaciil (seylici) mas’uuliyhiin katirsan wasaarada deegaanka iyo isbadalka cimilada Somaliland iyo mas’uuliyiin kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.