Shirka isku duwidda adeegyada Bulshada oo laga furay Muqdisho

0
127

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka labaad ee XFS Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta Muqdisho ka Daahfuray Shirka isku-duwidda adeegyada bulshada kaasi oo aay ku mıdeeysanyihiin wasaaradaha ugu muhiimsan ee bulshada adeegyada u qabta.

Waxaa ka qeybgalay shirka wasiirada wasaaradaha uu quseeyo shirka ,xidhibaano,xubno ka socday qaar kamid ha,adaha biya adeegyada bulshada iyo Masuuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here