Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Shaqada iyo Arrrimaha Bulshada Puntland ayaa magaalada Garoowe ku qabatay Shirka isku xirka Bah-wadaagta Arrimaha daryeelka Bulshada.
Shirka ayaa waxaa goobjoog ahaa dhamaan bahwadaagta kashaqeysa daryeelka Bulshada Hay,adaha gargaarka iyo xubno kasocday Wasaaradaha Caafimaadka iyo Arrimaha bulshada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.
Audio Player