Shirka Isku xirka Bahwadaagta cadaaladda Puntland oo laga daah furay Garoowe

0
165

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Diinta iyo Dastuurka Dowlad goboleedka Puntland Maxamed C/waahab Axmed ayaa magaalada Garowe ee gobolka Nugaal ka daahfuray Shirka Isku xirka Bahwadaagta cadaaladda Puntland.

Warbixintan waxaa inoo haya Cbdiqadir Cumar Ibraahin