Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Ilyas Osman Lugatoor, ayaa ka qeybgalay Shirka ka hortagga iyo u diyaar garowga xaaladda Abaaraha ee Puntland, kaasi oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Gargaarka iyo maareeynta musiibooyinka ee Puntland.
Shirka waxaa sidoo kale ka qeybgalay Wasiiro,Xildhibaano kamid ah Puntland,Odayaal iyo waxgarad.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.