Shirka la-tashiga bulshada ka soo jeedda deegaannada Somaliland ee arrimaha dastuurka oo laga furay Muqdisho

0
172

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Xasan Macallin Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ka furay shirka la-tashiga bulshada kasoo jeedda deegaannada Soomaaliland ee arrimaha dastuurka.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay wasiiro xildhibaano ururada bulashada Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS wax garad aqoon yahano iyo mudan kala duwan.

Warabixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here