Shirka la tashiga culimada ee diyaarinta dib u eegista dastuurka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
75

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka XFS ayaa magaalada  Muqdisho ka furay shirka la tashiga culimada ee diyaarinta wax ka bedelka Dastuurka cutubyadiisa 5aad iyo 9aad.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay gudiga la socodka Dastuurka wasiiro xildhibaano iyo marti sharaf kala duwan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.