Shirka Latashiga Culimada Soomaaliyeed ee Arrimaha Dib-u-eegista Dastuurka oo lagu soo xiray Muqdisho.

0
49

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa soo xiray Shirka Latashiga Culimada Soomaaliyeed ee ku saabsan Arrimaha Dib-u-eegista Dastuurka,

Shirkaan ayaa waxaa si wada jir ah usoo agaasimeen wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka,Guddiga madaxa banaan iyo Guddiga La socodka Dastuurka ee Barlamaanka JFS ee u xilsaaran Dib-u-eegista,Hirgalinta iyo kor joogteynta dastuurka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.