Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kusoo gabagabeysay shirka madasha istaraatijiyadda xariirka warbaahinta Soomaaliya.
Shirka oo muddo laba maalin ah ka socday xerada afisiyooni ee Muqdisho ayaa diirada lagu sarayay mideeynta xariirka warbaahineed ee Hay’addaha dowadda iyo Dowladaha xubnaha ka ah dowladda Soomaaliya.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.