Shirka maalgashiga Kalluumeysiga oo lagu soo xiray Muqdisho

0
72

Baladwayne  ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradDa Kalluumeysida iyo dhaqaalaha buluugga dowladda FS Axmed Xassan Aadan ayaa soo xiray shirka maalgashiga Kalluumeysiga oo muddo 2-cisho ah ka socday magaalada Muqdisho

Xiritaanka shirka waxaa ka soo qeyb galay Mas’uuliyiin katirsan dowladda FS kuwa maamul goboleedyada dalka Ganacsato Soomaaliyeed, iyo marti sharaf kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.