Shirka maalgashiga Puntland oo ka furmay Garoowe.

0
261

Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulahi Deni ayaa  magaalada Garowe ka daah furay  Shirka Maalgashiga Puntland, kaasoo socon doona muddo saddex maalin,

Shirkan ayaa lagu soo Bandhihagayaa kheyraadka deegaanada Puntland iyo meelaha muhiimka ah ee mudan in la maalgashado, waxaa shirka ka qeyb galaya Ganacsato ka socda  dalalka Shiinaha, Carabta iyo dalal Kale.

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulahi Deni ayaa ka waramaya amiyadda shirkan.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here