Baladweyne (Radio Beerlula)-Duqa Caasimada Hargeysa ayaa si rasmi ah u daahfuray Shirwaynaha Maaraynta Masiibooyinka ee Heer Dagmo oo ay iska kaashanayaan Ururka Dowladaha Hoose Ali kasi ee Somaliand iyo ururka Dowladaha Hoose ee ka dhisan dalka holan ayaa magaalada hargeysa ka furmaya.
Waxaan shirka kasooqayb galay kudhawaad 20 dagmo Dorasho oo kamid ah dagmooyinka Soomaliand ujeedka shirka lagu faaqidaaye ayaa waxaa qayb ka ahaa sidii layska xog wareesan lahaa qabka ug fican ee loola tacaali karo masiibooyinka dhaco.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiya Maxamed Maxamuud.