Shirka madasha furdooyinka iyo ganacsatada Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo.

0
165

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Iyo Horumarinta Dhaqaalaha Maamulka Jubaland Maxamuud Cabdi Axmed ayaa magaalada Kismaayo ka furay Shirka Madasha Furdooyinka iyo Ganacsatada Jubaland.

Shirka oo muhiimad gaar ah ulahaa Ganacsatada ayaa waxaa diiradda lagu saarayay sidii loo xoojin lahaa wadashaqaynta iyo iskaashi dhab ah oo dhex mara Wasaaradda Maaliyada iyo qeybaha kala duwan ee Ganacsatada Jubbaland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq