Shirka mareynta deegaanka oo ka furmay Muqdisho

0
98

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka latashiga Dowladaha xubnaha  ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Hindise sharciyeedka ilaalinta iyo maaraynta deegaanka.

waxaa shirka soo qaban-qaabiyay Guddiga Khayraadka Qaranka ee Aqalka Sare waxaana inta uu socda diirada lagu saari doonaa ahmiyada maareeynta deegaanka iyo ilaalintiisa.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan