Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka Galmudug ahna kusimaha madaxweynaha mudane, Cali daahir ciid ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay shirka wadatashiga ee midaynta Qorshayaasha ,dhaqan-gelinta siyaasadaha, habraacyada muhiimka ah ee heerarka dowlad goboleed gaar ahaan maamul daadajinta degmooyinka , maaliyadda iyo hormarinta nabadgalyada
Waxaa ka qeybgalay Shirka Maamulka magaalada Dhuusamareeb ,Xildhibaano ,wasiiro kamid ah maamulkaasi,Xubno kamid ah maamulka degmooyinka iyo madax kale.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin


