Shirka midowga Injineerada oo lagu qabtay Kismaayo

0
93

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda howlaha guud iyo guriyeynta Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay Shirka Midowga Injineerada Jubbaland shirkan ayaa ujeedkiisu yahay taaba galinta gurya tayadooda sareyso

Waxa ka qeyb galay shirka agaasimaha guud ee Wasaaradda howlaha guud iyo guriyeynta Jubbaland Maxamed Mursal Xirsi iyo agaasimaha guud wasaarada dhalinyarada jubaland Axmed Faarax Cali aweys iyo qaar kamid ah Injineerada ka howlgala Jubbaland

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.