Shirka Nabadeeynta Gobalka Mudug oo ka furmay Galkacyo.

0
71

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Galmudug Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa si wada jir ah u shir Gudoomiyay shirka dadaallada nabadeeynta Gobalka Mudug.

 

Shirka oo ka qabsoomay magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug ayaa waxaa ka qeyb-galay wasiiro ka tirsan labada maamul,odayaasha gobolka Mudug iyo qaar kamid ah Bulshada magaalada Galkacyo.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq