Baladweyne (Radio Beerlula)- Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug ka daah-furay shirka nabadeeynta beelo walaalo ah oo kuwada dagaalamay Gobalka Mudug.
Shirka ayaa waxaa ka qeeybagalay maamulka Gobalka Mudug,culuma udiin,odayaasha labada beel ee dagaalmay iyo qaar kamid ah Bulshada rayadka magaalada Galkacyo.
Warbiixintan waxaa noo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq.